How to Trade Forex Market -Step by Step- ( Af soomaali) Baro Sida Loo Sameeyo Forex Trading Part 4

Muuqaalkaan waa kii afaraad ee muuqaalo taxane ahaa oo loogu talogalay in aan adiga si dhammaystiran kuugu Hago Jidkii aad ku noqon lahayd qof isagu guud ahaanba isku filan oo kelligii akhrin karan suuqa, kelligii analays samayn kara deedna kaligiis Tade gali kara.

Si aad u Fahamtid nuxurka muuqaalkaan ku laaba saddexdii muuqaal ee isaga ka horeeyay

1) Muuqaalkii 1aad
Introduction To Forex Trading ( Af-Soomaali)
https://www.youtube.com/watch?v=nxaf4yH3ZaM&t=687s

2) Muuqaalkii 2aad
How to Analyse Forex Market Af- soomaali
https://www.youtube.com/watch?v=ui4x03tPNeQ&t=78s

3) Muuqaalkii 3aad
What is ImarketsLive?
https://www.youtube.com/watch?v=-qDYLcVilBw&t=512s

aah faahin dheeri ah haddii aad u baahantahay waxa aad igala soo xiriiri kartaa

Facebook: https://www.facebook.com/moalimuu13

Instagram: https://www.instagram.com/moalimuu/

Comments

Maxamuud Ibraahim says:

masha allah

Inah Aly says:

@moalimuufx aadban kusalamayaa wll marka hore Runtiii aadbaad na ugu mahadsantahay Sida wanagsan eeed casharada Noogu soo gudbiso Anoo kamida Dadka Bartaaadan youtubeka Ku xidhan Kana fa’iday casharadan Aaad bixinay Wana kaga mahad celinayaa dedaaal iyo wakhtiga aad galinayso saaad Ugu fa’idayso wlalahaga somaliyed ee jecel inay her ka gadhan intaa kadib Wll waxaa dhib igu ah Samaynta Support iyo resistence ma aha fahan la aaan ooo sifican ban ukala garanayaa qabka lo sameynayo Iyo habka lo marayo lkn waxay ila noqonaysaa inaan halkan lagu sameyn karin Balse 1 hr intan ka dhigo stop loss iyo take profitkana soo sarto ban ku tijabiyaa meta trader 4 toos bu igu shaqeya marka wll qabkaygan ma u isticmali kara haday tahay haa wax dhib ah miyan kala kulmi karaa Real account ka markan samaysto

Yusuf Mohamed says:

waxaan google ku qoray IML waxaan isla markii ii soo booday youtube videos dhahaya they are scam, you will lose your. hadalkaas adiga maxaad ka leedahay.

Garvidpro HD says:

Well done sxb hore usoco waan kula soconaaye

Faisal Caweer says:

Manaha ALLAH barakalaah waxbadan baan kaa faaiday ALLE cilmigaaga hakuu barakeeyo if iuo aakhiraba Usataad

Fatuma Mohamed says:

Very very beneficial thank you very much

Warbaahinta Qarniga says:

aadbaan kaaga mahad celinaa sxp

Yasin Abdirahman Ahmed says:

Well done Mr Moalimuu waxaan rajeyna Insha Allah Marka Aan dhameysto Casharadan Taxanaha ah in aan idinku Soo biiri Doono Groupkiina Howshana aan dhinaceyga ka wadi Doono Hore usoco bro Waan kula Soconaye well done and stay strong

Hamza Abdi says:

sxb aad iyo aad aya u mahadsan tahay waxa ii sheegay programmkan wilal marketting waday ka dib raadinti aan radinayey in kasto aan english ku radinayey marka english badan so akhriyey ayaa waxa si taxane ahu dawaday saddexda video kan labada ka horeya waxanan hal mar ku fahmay sida uu u shaqeyo tradingka iyado i tagerayso accounting and finance aan experience u thnx bro ad iyo aad

0 63 says:

Halkaa kawad wall casgarada

farh mahamuud says:

Sidee broker loo aaminayaa

mahad abuuka axmad says:

Asc marka hore waxaan ku weeydiinaaa lacagta iml aan ku bilaabayo ma’bil kasta ayaa leeyga rabaa mise waa mid halmar la bixinaayo oo kaliya

nassa nassa says:

fore.x lacag watala Lakin WA adeg. broker kana lama amin Karo.

Abdifataah Alaagiin says:

insha marka dhameeyo casharadan waan kula soo xdhidh doonaa thnkz ustaad

Kariye Dhagax says:

Meta trade world wide maha

salma maxamed says:

Wll Gmail kaaga ma ila wadaagi karta

said Abdirizak abshir says:

Thanks alot bro

Abdisalan Ali Salaad says:

Zxb jazaaka allh aadban u fahmay hadaan businesskan bilaabin insha allh

Fit For Somalis says:

thanks bro aad ayaad u mahadsantahay waad dadaashay.

caqiib mohamed says:

masha allah sxb aad ayaan uga faaiidaystay daawashada casharadan aad dhigtay markaa sxb waxa aan u baahanahay in aan ka mid noqono groupyadan aad samaysay. link ga groupka ma na siin kartaa si aan uga mid noqono

Muhammed Emin says:

wax badan aanan horey uga fahansaneen ayaan ka fahmay cashirkaan, Allah kaa abaal mariyo

Click Technology Hub says:

masha allah waa cashar fcn runti si nadiif ahna uduuban

maxaa cusub says:

great

Bakar Honda says:

Why you choose demo account?
Demo is it real or tutorial?

Said Hassan warsame says:

alla yakhaliik moalimuu mahdi haka gaadho casharkan qiimaha badan

stress free says:

Xayaakallaah. Waxaad tahay halkayay

Kariye Dhagax says:

Lkn isku day zoom in ad dhahdo coz is far

Yussuf Hirsi says:

Macalimuu aad aya umahadsan thy waxa tahy bare qibradsare leh

Mohammed Dahir says:

Mahadsanid mudane Abdiweli

Abdulsamad Mohamed says:

Macalinka da’yar macalimu aad Susan uga faaidaystay cashirdaada wll mcn thanks. Alle haku dhawro.

Ayaan Mohamed says:

Good thanks for your support

maxaa cusub says:

zxp aad iyo aad bad u mahad santhy waayo isbuucan i dhn wax aan raadinayay halkan fidiyow oo aan kaa arka ayaa iga caawiyay aad bad u mahad santhy zxp qli

hassan hersi says:

Mansh alh sxp qali run ahanti in lagugu daydaa mudantahy sida hadar la’aantaa ee aad noogu dadaalaysid

get applaction says:

Mahadsanid boowe

Fathiya Farah Nur says:

well done

moha bezani says:

asc mocalimo waxan ku weydinaa ma ka marmaa iml hadii an helo melo kale oo an ka ibsan karo signls profit fcn ma ka sameyn karaa yasa fcn iml iyo in an bananka ka gato signls

Kariye Dhagax says:

Wa mahad San tahay my man pless my man

Barre Hussein says:

Asc Macalin
Walal waxn kakaaga mahadcilinaa dadaalka umadasomaaliyeed u haysid.
Waxn jogaa magalada Bosaso
– Runti waxn ahay qof sifiican ula socda casharadaada
– Macalin waxan fahmi waay Demo account waa furtay Lkn xaga isticmalka
– Madama u yahay meel wax lagu siibarto inta an galin Forex trading
Signal waajib miyaa in an kahaysto IML misi toos ayan u istcmaali karaa demo account
Waxan isku dayi in an isticmaalo Lkn waa shaqayn waay

maxaa cusub says:

jasaa’aka laahu khaytan

ahmed abdi rahman says:

Aaada u mhd santahy sxb Wan rajynaya inaan kamid noqdo Group kiina

Hassan Noor says:

mahad sanid bro

TOBAN 10 says:

Thnks mclin

haare Haaare says:

Macalimuu waad mahadsantahay, waxaan rabay inaad ila wadaagto brokerada ugu fiican oo la’aamini karo.

Zaki Zaka says:

Aad bad u mahadsanthy moalimuu sida noogu dadashay

Ahmed Drn says:

lkn ma u maleynayo inan trading samaynkaro while i am in somalia

zaki feeraysane says:

Sxb Technical Analysis iml so kuma siinayana ayaga

 Write a comment

*

Do you like our videos?
Do you want to see more like that?

Please click below to support us on Facebook!